dhacsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhacso. ld dhacsad, dhacsi.

dhacso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho. 2. Nirig naas maraq ka furasho.

dhacsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhacsasho.

dhacsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhacsasho.