dhadhaab-habe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur