dhadhaab-shileed-hoose
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (jool.) Dhadhaabo shiileed oo ku qaboobey (adkaaday) dhul aad u hooseeya, halkaas oo qaboobiddu gaabiso, macdanaha kala duwan ay waqti qaadato wirqeysigooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

