dhafan-midab-ileys
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- (fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

