dhafandhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.