dhafridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhafar³. ld dhafar¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhafarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.Habeen dhan soo jeedid (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0