dhagarrey

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhagarley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhagarley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haweeney dhagar badan. ld dhagarrey.