dhagarqabeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.