dhagax-madowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.