dhagi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhadi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhagi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur