dhakafaarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.

dhakafaari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.

dhakafaaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhakafaarin.
  2. ld dhakafaarid.

dheg-kafaarin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhakafaarin.

dhekafaarin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhakafaarin.