dhakafaarsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakafaarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakafaarsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhakafaar- sanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheg-kafaarsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhakafaarsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur