dhakanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhakan. ld dhakanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof maqal ka liita ahaansho. 2. U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhakanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur