dhakhtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld takhtar¹.

takhtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/-khaatiir, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
  2. Cid daawayn.