dhakoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.