dhalaaliso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.

dhalaalyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalaaliso; dhalaalo.

dhalaliso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalaaliso.