dhalaalinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.(fiis.) Dariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.