dhalalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalaalo.

dhalaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.