dhalalyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhalaalo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhalaaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0