dhalandoorsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhalandoorsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la dhalandooriyay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhalandoorsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhalandoorsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur