dhalanrogmasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhalanrogmo. ld dhalanrogmad.

dhalanrogmo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maday, -matay)

Macnaha:

  1. Wax dhalanrog ku dhacay noqosho.

dhalanrogmad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalanrogmasho.