dhalanxumaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan- xumo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhalanxunQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-umaa, -umayd)Macnaha:Wax dabeecad, fir, muuqaal iwm oo aan la jeclaysan leh ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhalanxumaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhalanxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhalanxumiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0