dhallaamayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhallaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhallaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur