dhallaanciil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhallinciil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhallaanciil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur