dhalleex

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. Daymo gees la eego. 2. In yar. 3. Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec¹, jalleec¹.
  2. 1. (f.g) Dhinac eegid. 2. (f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec², jalleec².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhalleec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalleex¹.
  2. ld dhalleex².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalleec

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhalleex¹.
  2. Wax dhinac u eegid. ld dhalleex².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur