dhallinyarayn
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Dariiqadda hawsha xoqidda lagu cusboonaysiiyo, gaar ahaan waxaa lagu isticmaalaa webiyada, oo la yiraahdo waa la dhallinyareeyay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

