dhalmaddee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Da'da dhalmadu ku joogsato gaarid (qof dumar ah).