dhamas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
  2. Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.