dhambaalwade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld dhambaalside.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhambaalside

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur