dhambalmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhambalan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhambalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax la dhambalay noqosho.
  2. Wax la dhambalay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur