dhamiijo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Deris ku nool gasha waxaraha, weylaha iyo naylaha. ld dhibiijo.

dhibiijo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhamiijo.