dhammaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhammaysan. ld dhammaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhammaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax ebyan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhammaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhammays- naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0