dhanballan-bu'eed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Falgal bu'eed oo bu'culus (sida yuraaniyam) ay u kala jabto labo qaybood (maxsuul dhanballan), taas oo sababta bixiinta labo ama saddex niyuutaroon, iyo xaddi tamar oo u dhiganta faraqa u dhexeeya cufka neg ee niyuutaroonnada iyo maxsuulka dhanballanka iyo cuf neg ee bu'da asalka ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

