dhandhemi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld dhadhami.

dhadhami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.