dhandhenso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dhadhanso.

dhadhanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.