dhanjaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xanuun madaxa barkiis qabta; goonjab; goonjebshe.

goonjab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.

goonjebshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld goonjab.