dhantaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhantaal².

dhantaal

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Macnaha:

  1. Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.