dhanxarag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabxanag.

dhabxanag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dahaarka jilicsan ee hoos kaga dheggan qalka sare ee afka. ld dhanxalag, dhanxanag, dhanxarag.