dhanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sharaab.

Lamidka: Sharaab

sharaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hoore la cabbo; cabbitaan.
  2. Hoore cabbid.