dhaqaaqilyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqaaqilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0