dhaqaaqjoogsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqaaqjoogso. ld dhaqaaqjoogsad, dhaqaaqjoogsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaaqjoogso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dhaqaaqjoogle samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaaqjoogsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaaqjoogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaaqjoogsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaajoogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur