dhaqangelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqangal². ld dhaqangal¹ (2).

dhaqangal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.
  2. Sharci, barnaamij iwm hirgelid.