dhaqanguurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqanguur². ld dhaqanguur¹ (2), dhaqanguuris².

dhaqanguur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
  2. Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.

dhaqanguuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqanguurin.
  2. ld dhaqanguurid.