dhaqanguurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqanguuri. ld dhaqanguuris¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanguuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Bulsho, dhaqanguur ku ridid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanguuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqanguurin.
  2. ld dhaqanguurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur