dhaqanhabaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqanhabowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0