dhaqanwareegidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaqanwareeg². ld dhaqanwareeg¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqanwareegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqanguur. ld dhaqanwareegid.Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0