dhaqanwareerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.

dhaqanwareeri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Bulsho dhaqanhabow ku beerid.

dhaqanwareeris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqanwareerin.
  2. ld dhaqanwareerid.