dhaqanxumaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg dhaqanxun. ld dhaqanxumaansho, dhaqanxumi, dhaqan- xumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Qof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaqanxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur