dhaqanxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqanxumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.