dhaqaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqayso. ld dhaqaysad, dhaqaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Bar astaysan toog ku barasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur